DHAGEYSO:- Saraakiisha Maamulka Jubbaland oo ka hadlay howlgalka Al-Shabaab ee ka socda deegaanada Jubooyinka

0

Saraakiisha Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay iney guulo ka gaaraan dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaabka ku sugan deegaanadooda.

Saraakiisha ayaa sidoo kale waxay sheegeen in ay ka go’an tahay sidii ay Al-Shabaab ugu saari lahaayeen gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

Cornell Axmed Hariye Faarax oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay wadaan howlgalo ay doonayaan in ay Al-Shabaab kaga guuleystaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-