DHAGEYSO:- Taliska Booliiska Puntland oo ka hadlay Arrimo Xasaasi ah

0

Taliye ku Xigeenka Ciidanka Booliiska Maamulka Puntland C/qaadir Shirre Faarax oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dhibaatada ka dhacday  deegaanada Puntland ay masuul ka yihiin dadka ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool.

Waxa uu sheegay in aysan aqbali doonin in amni daro iyo dhibaato ay ka dhacdo deegaanada Puntland isla markaana aysan aqbali doonin in dadka ka soo jeeda gobolada Baay iyo Bakool.

Waxa uu tilmaamay in ay muhiim tahay n laga wada shaqeeyo sugida amniga guud ee deegaanada Maamulka Puntland.

Maamulka Puntland ayaa horay u sheegay in dadka ka soo jeeda gobolada Baay iyo Bakool ay masuul ka yihiin dhibaatada amni daro eek a jirta deegaanada Puntland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-