DHAGEYSO:- Taliye Xaamud “ Booliiska Soomaaliya waa in ay ka hortagaan Dhibaato walbo oo Dalka ku soo wajahan”..

0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidanka Booliiska Soomaaliya loogu baahan yahay in ay muujiyaan kaalintooda ku aadan ka warqabka Badeecooyinka soo galaya Dalka.

Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in laga taxadaro Badeecooyinka soo galaya dalka si dadka Soomaaliyeed loogu badbaadiyo badeecooyinka dhacay.

Taliye Xaamud ayaa tilmaamay in aysan aqbali doonin in xilligaan wixii ka dambeeya aan Dalka Soomaaliya la soo gelin Karin Daawooyin dhacay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-