DHAGEYSO WAREYSI:- Ahlu Sunna oo ka hadashay Baaqashada Ra’isal wasaaraha ee Safarkii Magaalada Dhuusomareeb

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa la sheegaya in uu ka baaqday safar maanta lagu waday in uu ku tago magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Madexweyne ku xigeenka maamulka Ahlu Suna ayaa sheegay in ra’iisulwasaaraha Soomaaliya uu ka baaqday Dhuusamareeb oo ay maanta u diyaar garoobeen soo dhaweyntiisa.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa la sheegaya in ay maanta raaci lahaayeen xubno ka socda beesha caalamka si ay u dhexdhaxaadiyaan maamulka la magacbaxay Gobolada Dhexe iyo maamulka Galmudug oo ay dowladda Soomaaliya aqoonsantahay.

Majiro warar sax oo laga helayo sababta keentay in uu baaqdo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  oo lagu waday in uu maanta gaaro Dhuusamareeb oo looga diyaar garoobay soo dhaweyntiisa.

Hoos ka Dhageyso Codka:-