DHAGEYSO WAREYSI:- Maamulka Degmada Dharkeynleey oo ka warbixiyay Israsaaseen khasaaro geysatay oo ka dhacday degmadaasi

0

Maamulka degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir oo la soo xariiray Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkaas.

Guddoomiyaha maamulka degmada Dharkeynleey  Cumar Meyre Macow ayaa sheegay in dagaalkaasi uu u dhexeeyay Shacabka iyo maamulka degmadaas oo iskaashanaya iyo kooxo maleeshiyaad ah oo garabsiiya Al Shabaab, falal dhibaato ah oo dilal ay ka mid yihiina ka waday degmada Dharkeynleey.

Sidoo kale Guddoomiye Meyre ayaa ku eedeeyay Kooxaha uu ku sheegay Maleeshiyaadka ee ay kula dagaalameen degmada Dharkeynleey in ay u badan yihiin Ciidamo laga soo eryay Ciidanka Milatariga Soomaaliyeed.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha:-