DHAGEYSO WAREYSI:- Magaalada Hargeysa oo la geeyay Adeeg Casri ah iyo Somaliland oo ka hadashay

0

Magaalada Hargeysa ayaa waxaa laga hirgaliyey hanaanka casriga ah ee adeegsiga lacagaha kala duwan ee loo yaqaan ATM kaasi oo si rasmi ah loogu daah furay magaalada.

Adeegan oo uu hirgaliyey bangiga Premier oo ah bangi islaami ah ayaa lagu wadaa inay adeegsadaan dadka qurbejooga ah ee dalka kusoo laabanaya iyo bulshada kale ee wadanka ku dhaqanba

Dr. Cabdiwali Sheekh Cabdilahi Suufi Jibriil oo ah u qaybsanaha bangigan ee Somaliland ayaa ka warbixiyay faa’idada adeegaan uu u leeyahay shacabka Reer Somaliland.

Hoos ka Dhageyso wareysiga:-