DHAGEYSO WAREYSI:- Qiimaha maciishada Degmada Balad Xaawo oo sare u kacday.

0

Qiimaha kala duwan ee Maciishada quudul daruuriga ee Degmada Balad Xaawa ee gobolka Gedo ayaa sare u kacay.

Sababta ugu weyn ayay tahay ka dib markii ay yaraadeen badeecadii soo geli jirtay degmada Balad Xaawa ee gobolka Gedo.

Sidoo kale waxaa arrintaasi loo sababeynayaan roobabkii goga ahaa e ka da’ay deegaano ka tirsan gobolka Gedo gaar ahaan Magaalada Balad Xaawa.

Gudoomiyaha Degmada Balad Xaawa ee gobolka Gedo Ibraahim Guudle ayaa ka warbixiyay waxa ugu weyn ee arrintaani sababay.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-