DHAGEYSO WAREYSI:- Saraakiisha Nabadsugidda Qaranka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka hadlay Weerar la sheegay in lagu qaaday Saldhigyo Daacish ku lahaayeen Janaale

0

Wararka lagu baahiyay warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in cutub ka tirsan Ciidamada Kumaandoosta Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay gabi ahaanba bur-buriyeen saldhig lagu tababbaro maleyshiyada ka tirsan kooxda Daacish ee ka go’ay dhawaan maleeshiyada Al-Shabaab.

Hase yeeshee Saraakiisha Nabadsugidda Qaranka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inaysan waxba kala socon saldhig ay Daacish ku leedahay Janaale iyo weerarkan midna.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga Taliyaha Hey’adda Nabad Sugiidda Qaranka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cali Cabdullahi Isaaq.