DHAGEYSO WAREYSI XASAASI AH:- Agaasimihii hore ee Sirdoonka Puntland oo ka hadlay,Daacishta joogta Bariga Puntland,Awooda Sirdoonka iyo Arimo kale oo Qarsoon

0

Dawladda Soomaaliya ayaa toddobaadkan sheegtay inay burburisay xarun ay mintidiin ka tirsan ururka Daacish ku tababarayeen oo ku taalla nawaaxiga Jannaale ee Gobolka Shabeellda Hoose.

Dhinaca kalena Agaasimihii hore ee Sirdoonka Puntland ayaa ka digay khatarta ka iman karta in ururka Daacish uu ku fido Soomaalya,waxaana uu sheegay in kooxda sheegatay inay ku biireen ISIS ee ku dhuumanaya buuraha Bariga Puntland ay taageero ka heleen ururka ISIS isla markaana ay dhalinyar qorteen.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga Agaasimihii hore ee sirdoonka Puntland Cabdan Xasan Xuseen “Cabdi Yare’’