DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Waxyaabo quseeya Heshiiska maanta uu ku saxiixay Jigjiga

0

Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guleed ayaa ka Hadlay Heshiiska lagu soo Gabagabeeyay Magaaalada Jig Jiga ee Xaruunta Maamulka DDSI.

Cabdi kariin ayaa ka Hadlay ugu Horeyn Waxybaaha Lagu Heshiiyay isla markana Lagu kala Saxiixday Magaalada Jig Jiga iyo Qodobada ugu Muhiimsan.

Sidoo kale ayuu ka Hadlay Waxyaabaha lagu Xaliyay Dadkii la Xasuuqay isla markana Dhulkooda laga Soo barakiciyay.

Cabdi kariin Ayaa La Waydiiyay Su.al la Xiriirta Heshiiska jig Jiga iyo Sababta Axmed Madoobe uu Halkaasi uga Soo Muuqday isagoo Sharaxay Arintaasi.

HALKAAN KA DHAGEYSO