DHAGEYSO:- Wasaarada Ganacsiga oo amaro culus ku soo rogtay ganacsatada Soomaaliyeed

0

Wasiirka wasaarada Ganacsiga ee Dowlada Federaalka Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed oo la hadlay Warbaahinta ayaa amaro ku soo rogay ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka soo geliya badeecada.

Wasiirku waxa uu sheegay in ay Muhiim tahay in badeecada dalka la soo gelinayo aad loogu fiirsado.

Waxa uu tilmaamay in ay muhiim tahay in la ilaaliyo badeecooyinka muhiimka u ah dalka isla markaana laga taxadaro kuwa la soo gelinayo dalka.

Wasiirka ganacsiga ayaa ugu digay ganacsatada in ay si adag ugu taxadaraan goobaha la dhigayo badeecooyinka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-