DHAGEYSO XASAASI:- Xildhibaan ka tirsan Galmudug oo lagu xiray xarunta CID ee Muqdisho

0

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo ku xiran xarunta CID ee Muqdisho ayaa ka codsaday madaxda dowladda in ay ka qeyb qaataan sii deysmadiisa.

Xildhibaankani oo lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi Cali ayaa sheegay in nin ka tirsan Booliska dowladda federaalka uu ku xiray halkaa.

Wuxuu sheegay in dhibaatooyin uu kala kulmay meesha uu ku xiran yahay isla markaana uu lix habeen ku hoyday.

Waxa uu tilmaamay in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Galmudug ay maanta soo booqdeen

HALKAAN KA DHAGEYSO