DHAGEYSO:- Xildhibaan Dalxa “ Kenya wey naga gardaran tahay, waana iska celineynaa”..

0

Iyadoo weli Maxkamada Caalamiga ah ee Heeg ay ka socoto muranka badda ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa guddiga Arrimha dibbada ee Baarlamaanka Soomaaliya waxay sheegeen in ay soo dhaweynayaan in la dadajiyo xalinta murankaasi.

Sidoo kale guddiga Arrimha dibbada ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Saraakiisha Maxkamada ay sameeyaan Cadaalad.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah Gudoomiye ku Xigeenka guddiga Arrimaha dibbada ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan sidii loo heli lahaa xaqa Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-