DHAGEYSO+FAAH FAAHINO:- Qaabkii loogu dhawaaqay Golaha wasiirada Maamulka Galgaduud Sare

0

Madaxwaynaha Maamulka Galguduud Sare Xasan Maxamed Saciid ayaa Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud uga dhawaaqay Gole Wasiiro oo ka kooban 21 Xubnood, waxaana la sheegay in Wasaaradaan ay ka shaqayn doonaan deegaanada Galguduud Sare.

Mahad Maxamed Cakaawe oo ah Xoghayaha Madaxtooyada Galguduud Sare ayaa Warbaahinta u akhriyay Golaha la magacaabay.

Hoos ka Dhageyso Codka  ku dhawaaqista:-