DHAGEYSO: Gudoomiye Jawaari Oo Hambalyo U Diray Shaqaalaha Soomaaliyeed.

0

Gudoomiyaha baarlamanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shaqaale weynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta shaqaalaha aduunka oo ku asteysan maanta.

Prof. Jawaari ayaa shaqaalaha Soomaaliyeed u rajeeyay shaqaalaha Soomaaliyeed horumar iyo baraare, wuxuuna tilmaamay in shaqaalaha Soomaaliyeed uu sharcigu u ogolyahay iney si nidaamsan isu abaabuli karaan.

Sidoo kale Jawaari ayaa xusay in shaqaaluhu ay cod dheer ku leeyihiin Dimuquraadiyeenta dalka, isagoo tibaaxay iney yihiin laf dhabarka dhaqaalaha Soomaaliyeed.

 

 

Hoos Ka Dhageyso