DHAGEYSO+XASAASI:- Maamulka Galmudug oo sheegay in qaar ka mid ah dhalinyaradii Tahriibka ee la qabtay ay ku dhex jiraan Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab

0

Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay magaalda Cadaado ku qabteen in ka badan 80 dhalinyaro ah oo ay sheegeen in intooda badan ay doonayeen inay tahriibaan.

Dhalinyaradan ayaa saarnaa baabuur ka soo qaaday Muqdisho, iyagoo ku wajahnaa magaalada Boosaaso oo ay ka tahriibi lahaayeen.

Dadka la qabtay qaarkood ayaa la tuhmayaa inay ka tirsan kooxda Al­Shabaab, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maamulka.

HALKAAN KA DHAGEYSO