Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Aden Diiriye Xaashi Diini.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01-05-2016 ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq Allaha u Naxariistee Marxuum Aden Diiriye Xaashi Diini.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Aden Diiriye Xaashi Diini, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Xaashi Diini Axmed, gaar ahaana reer Diiriye Xaashi, caruurta Marxuumka iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuum Aden Diiriye Xaashi Diini, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Aden Diiriye Xaashi Diini, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Aden Diiriye Xaashi Diini janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Tiiraanyo Leh Diraya.

Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka ee dalka Dibeddiisa.

tacsiii