FAAHFAAHIN+SAWIRRO:- Sanduuqa Madow Ee Diyaaradaha ee Ku Soo Caariyay Garacad

0

Sanduuq la garan waayay ayaa maanta ku soo caariyay xeebta deegaanka Garacad ee Gobalka Mudug,waxaana gacanta ku haya Ganacsadihii helay.

Ganacsadaha xeebta ka helay Sanduuqaan oo lagu magacaabo Gaashaanle Ciiraale Faandhe,ayaa sheegay in Sanduuqa ay ku qoran tahay (Flight Reorder).

Sanduuqa Madow ee diyaaradaha ayaa laga helaa xoggo la xiriira Musiibooyinka Hawada iyo Shilalka la xiriira bur burka Diyaaradaha.

(Flight Reorder) waxaa ku dahaaran walxo ka hortaga iftiinka,waxaana uu iska caabin karaa heer kul gaaraya 11000 oo darajo.

Diyaaraddii Malaysia Air Line ayaa la waayay iyada iyo Sanduuqeeda,waxaana mudo lagu baadi goobayay Diyaarado iyo Maraakiib.

1