Magaalada Mandheera oo Cudur halis ah ka dilaacay

0

Magaaladda Mandera ayaa waxaa laga soo sheegayaa dacauun dilay todobo qof.

Sidoo kale waxaa jira tiro kale oo cudurkan uu soo ritay oo isbitaaladda jiifa.

Waraysi aan la yeelanay afhayeen u hadlay hay’ada MSF ayaa sheegaya inay la tacaalayaan xanuunkan isaga ah.

Dowlada maamulka Mandera ayaa sidoo kale wax ka qabanaysa daacuun caloolahan.

Sidoo kale waxaa jira cabsi laga qabo in daacuunka inuu gaaro dhulka baadiyaha.

Sababta cudurka keentay aya aloo aanaynaa nadaafad xumo magaalada ka jirta.