Muqdisho iyo Magaalooyinka kale ee Dalka oo laga xusayo Maalinta Shaqaalaha Aduunka

0

Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale in ay ka dhacaan Munaasabado waa weyn oo loogu dabaal dagayo Xuska Maalinta Shaqaalaha aduunka ee 1 May.

Munaasabadaha ayaa waxaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Madax ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedyada Dalka.

Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Hambalyo u diray Shaqaalaha Aduunka gaar ahaan Shaqaalaha Soomaaliyeed.

xuska