Qiso Aad Iyo Aad U Xanuun Badan Waxbadana Ku Dareensiin Doonta Fadlan Akhriso Kadibna Go’aan Gaar…

0

Maalin kasta qoyskeeda  waxay u diyaarin jirtay quraacda subxanimo. Maalin ayay samaysay xabado roodhi dheeraad ah. Waxay saaraty daaqada gurigeed si uu miskiin baahina uga qaato. Sidaasi ayay markii danbe caado ka dhigatay maalin kasta.