Qiso Gaaban Oo Cajiib ah ‘Iyadoo Dibadda la dhigay baan helay, haddana Hooyo bey ii taqaana’.

0

Jaamacad baan ka soo Dhameeyey Waddanka Suudaan. Anigoo Dalka ku cusub oo Labo bilood wax ku dhow joogo, isla markaana aan ahay Shaqo Raadis ah ayaa habeen habeenadda ka mid ah waxaa Gurigayga hortiisa lasoo dhigay ilma yar Saddexdii Habeenimo.