Tobankaan Sheey ruuxii Sameeyaa Malaa’ikta Ayaa U Duceysa, Kala Baro Tobankaas Arrimood..

0

TODDOBA SHEEY QOFKII SAMEEYA MALAA’IKTA AYAA U DUCEYSA.

Toddobadaas Shey waxey kala yihiin:-

1- SUGIDDA SALAADA LAGU SUGO SALAADA KALE.

Rasuula CSW, wuxuu yiri:- Qofkiin Intuu Fadhiyo Halkuu Salaada ku Dukaday, uusana Adduun ka Shekeen (Ama Aysan Weysada ka Jabin) Waxa u Duceyso Malaa’ikta, waxeyna Dhahan:- Alloow u Dembi Dhaaf oo u Naxariiso Adoonkaaga.