TOOS U DAAWO:- Xaflada hada ka socota Muqdisho iyo Madaxweynaha oo ka qeyb galaya Xaflada

0

Waxaa hada Magaalada Muqdisho ka soconayo Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayo Maalinta Shaqaalaha Aduunka oo Maanta ku beegan.

Xaflada ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka Wasaarada Shaqada, Shaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada, iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan labada golle ee Dowlada.

Xaflada waxaa hada Heeso iyo Suugaan ku soo bandhigaya Fanaaniinta Hobolada Qaranka ee Waaberi iyo fanaaniin kale.

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in goor dhaw uu khudbad dheer ka jeediyo Xaflada, waxa uuna ka hadli doonaa qiimaha maalintaan ay u leedahay Shaqaalaha Soomaaliyeed.

Wixii soo kordha kala soco Shabakada Wararka Allgalgaduud.com…

xaflad