TOOS U DHAGEYSO: Boqor Burhaan Boqoro Muuse oo soo xiray shirkii magaalada Qardho

0

Boqor Burhaan Boqor Muuse (Boqorka Beelaha Daarood) ahaa Dhigaha Gogoshan ayaa soo xiray shirkan, wuxuun u mahad celiyey ka qeybgalayaasha wuxuu sheegay in si wanaagsan loo soo ajiibey shirka, isagoo cadeeyey in ay Soomaaliya u baahan tahay cadaalad, qof kastana masuuliyad ka saaran tahay siddii looga shaqeyn lahaa Maslaxadda Ummadda Soomaaliyeed.

HALKAAN KA DHAGEYSO