TOOS U DHAGEYSO:- Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo gaaray goobihii lagu dagaalamay ee Qaydaro iyo Ciidanka oo Halkaasi isku Horfadhiya

0

Iyadoo Xalay iyo Shalay uu Dagaal Xoogan ka Dhacay Deegaanka Qaydaro Waxaa Halkaasi Gaaray Ciidan ka Tirsan Galmudug.

Mid kamid ah Waxgaradka Deegaanka oo lagu Magacaabo Maxamed Siciid Axmed Ayaa ka Hadlay Xaalada Sida ay Tahay iyo Ciidanka Halkaasi isku Horfadhiya,

Nabadoonkan Ayaa Dhanka kale Waxa uu ka Waramay Dagaalka Dhacay Cida uu u Dhaxeeyo iyo Sanadaha uu Halkaasi ka Socda,

Ugu Danbeyn Xaalada Deegaanada Lagu Dagaalamay Ayaa Dagan Waxana Halkaasi isku Horfadhiya Ciidanka Labada Dhinac ee Dagaalka Dhexmaray,

HALKAAN KA DHAGEYSO