TOOS U DHAGEYSO: Maxaa ka soo baxay Shirkii Madasha Dhaqanka ee Qardho ?

0

Shirweyne uu gogoshiisa lahaa Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socdey magaalada Qardho ayaa maanta soo gaba-gaboobey, iyadoo dhamaadkii shirkan laga soo saaray Warsaxaafadeed loogu talo-galey Shacabka Soomaaliyeed.

Shirka ayaa mudadii uu socdey diirada lagu saaray siddii dhibka looga saari lahaa dhibaatooyin baahsan ee haysta iyo sida ugu dhaqsaha badan sidii loo mideyn lahaa Shacabka Soomaaliyeed.

Warka waxaa lagu cadeeyey in Dhaqanka Soomaaliyeed oo dhan ay diyaar u yihiin in ay ka shaqeeyaan siddii Ummadda Soomaalida oo dhan ay u midoobi lahaayeen.

HALKAAN KA DHAGEYSO