TOOS U DHAGEYSO:- Maxkamadeynta 3 Soomaali Ah oo Weli Ka Socota Minnesota

0

Magaalada Minneapolis waxaa wali ka socota dhageysiga dacwada loo heysto saddex will oo Soomaali-Mareykan ah, kuwaasoo lagu soo eedeeyey ina ay doonayeen in ay taageero siiyaan kooxda Daacish, dilalna ka geystaan meel ka baxsan Maraykanka.

Maxkamadda waxaa shalay haddaba mar kale markhaati-fur bixinayey Cabdiraxmaan Bashiir oo sheegay inuu ka mid ahaa wiilasha damcay inay ku biiraan Daacishta Syira, balse markii dambe go’aansaday inuu si qarsoodi ah ula shaqeeyo hay’adda FBI-da.

HALKAAN KA DHAGEYSO