TOOS U DHAGEYSO:- Qaar ka mid ah Shacabka ku Nool Magaalada Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibtay Xilka qaadistii Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Caydiid Ilka-xanaf

0

Iyadoo Shalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu Xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Abuukaate Caydiid C/llaahi Ilka-xanaf  ayaa waxaa soo dhaweeyay  Xil ka qaadista lagu sameeyay qaar kamid ah Shacabka Muqdisho.

Dadka ku nool Muqdisho qaar kamid ah oo la hadlay KNN ayaa sheegay in ay tahay wax lagu farxo maadaama Shacabka Soomaaliyeed ay u Ooman yihiin Garsoor Caddaalad ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO