TOOS U DHAGEYSO:- Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Istanbuul ee dalka Turkiga

0

Shir madaxeed ku saabsan arrimaha bani aadannimada caalamka ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, kaasi oo si gaar ah diiradda loogu saarayo la-tacaalidda xasaradaha qaxootiga.

Shirkan ay taageereyso QM, oo socon doonaa illaa Arbacada, ayaa ku baaqi doona ficillo wax looga qabanayo musiibooyinka bani aadanimada iyo yareynta halista ay dalalka soo koraya ugu jiraan arrintaas.

HALKAAN KA DHAGEYSO