TOP DHAGEYSO:- Agaasimihii hore ee Nabad sugida oo eedeyn u soo jeediyay Madaxda Dalka

0

Gudoonka baarlamaanaka soomaaliya waxa uu sheegay in loo baahnaa in go,aanka doorashada dalka ay go.aamiyaan xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya.

Siyaasi axmed macalin fiqi oo ah xog­hayaha Xisbiga daljir ayaa sheegay in madaxwaynaha lagu cadaadiyay go,aanka doorashada dalka waxa uuna xusay in madaxwayanah uu ku fududaayay sharciga distuuriga ah

HALKAAN KA DHAGEYSO