TOP DHAGEYSO:- Gudoomiye ku xigeenka Gaalkacyo oo ka hadlay Dagaal Maanta ka dhacay Duleedka Gaalkacyo

0

Iyadoo uu socdo Hawlgal Xoogan oo lagu Sifeenayo Kooxo jidgooyo dhigta inta u Dhaxeysa Gaalkacyo ilaa Galinsoor Waxaa Arintaasi ka Hadlay Gudoomiye ku Xigeenka Gaalkacyo.

Sidoo kale Gudoomiye ku Xigeenka Gaalkayco Ayaa Sharaxay Dagaal Kooban oo Maanta ka Dhacay Duleedka Gaalkacyo isagoo ka Warbixiyay Qaabka uu ku Bilowday.

Isagoo Hadalkiisa Sii Wata ayuu Sheegay in Ciidanka Nabad Sugida Galmudug Dagaalka maanta ay kaga Dhinteen Labo Askari Waxana uu sheegay in Ciidanka la Wareegeen Goobta Dagaalka ka Dhacay.

Waxa uu sheegay in Dagaalka Maanta uu ka Dhacay Meel 10 KM u Jirta Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug.

HALKAAN KA DHAGEYSO