TOP DHAGEYSO:- Maamulka Galmudug oo Bilaabay Qorshe cusub iyo Shacabka oo si weyn u hadal haya

0

Magaalada Gaalkayco Gaar Ahaan iskuulka SYL oo kamid ah iskuulada ugu weyn Gaalkacyo Waxaa ka dhacay Xaflad kooban oo Soo Qaban Qaabiyeen Maamulka iskuulka iyo Wasaarada Waxbarashada Galmudug.

Xafladaasi ayaa Aheyd Mid lagu soo Bandhigay Buugaag Wasaarada Waxbarasha ugu Talagashey iskuulka SYL Taasi oo laga Dhigayo Waxbarashada.

Maamulka iskuulka iyo Wasaarada Ayaa Goobta ka Hadlay Waxayna Sheegeen in Buugaagtaasi iyo kuwa kale ugu Talagaleen sidii loo Tayay lahaa Waxbarashada Galmudug.

HALKAAN KA DHAGEYSO