TOP DHAGEYSO:- Shacabka Bari oo loogu baaqay in ay la shaqeeyaan ciidanka amniga

0

Taliyaha ciidanka boliiska gobolka Bari C/xakiin Yuusuf Xuseen oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shacabka looga baahan yahay in au la shaqeeyaan ciidamada amaanka gobolka Bari.

Taliye C/xakiin ayaa sidoo kale waxa uu shacabka ka soo jeeda gobolka Bari ka codsaday in ay marwalba garab taagnaadaan ciidamada amaanka oo ay la shaqeeyaan.

Waxa uu dhanka kale shacabka ugu baaqay in ciidamada amaanka ay usoo gudbiyaan falalka amaan daro ee ka dhaca gobolka Bari, si looga hortago.

Maalmihii la soo dhaafay maamulka gobolka Bari ayaa waxa ay wadeen howlgallo lagu sugayo amaanka.

HALKAAN KA DHAGEYSO