TOP NEWS:- Golaha amaanka oo hal Arrin go’aano ka soo saaray, kuna baaqay in la joojiyo

0

Golaha ayaa ku tilmaamay in duqeyntaasi aan loom eel dayin iyago sido kale sheegay mida ugo daran aay aheed duqeynta loo gaystay goob dadka lago dabiibo oo isbitaal aheed waxan aay sheegeen in 15 dal ee xubnaha ka ah golaha amaanka aay si wada jir ah u camabaareyanayaan dhacdadaan ka dhacday Magaalada Xalab.

Koox ingiriis oo u dooda xuqquda aadanaha oo ku sugan Daka Syria ayaa sheegtay in halkaasi lala dhacay gantaalada diyaaradaha laga tuuro waxana dhimatay 19 qof oo dad rayida ah dowladuna wax aay sheegtay in mucaaradka uu ahaa bartilmaameedkeedo.