Ururka Midowga Afrika oo Kenya siiyay 4.2 Bilyan

0

Ururka Midowga Afrika ayaa ugu deeqay Dowladda Kenya oo ciidamadedu ka qeyb qadanayaan Howlgalka AMISOM lacag dhan 4.2bilyan oo shilinka wadankaasi.

Lacagtaan waxa heli doonta wasaradda maaliyada Kenya waxayna ku tilmaamtay mid wax ka tari doona miisaniyada amniga Kenya.

Bayaan kasoo baxay wasaradda maaliyada Kenya ayaa lagu sheegay in wadanka uu wajahayo xaalado dhinaca amaanka ah oo weeraro ay ka geesanayeen Al-shabab,lacagtaana ay wax ka badali doonto qorsha amaan ee dalka Kenya.