Wada hadalada lagu xalinayo Colaada Yamen oo Maanta bilaabaneyso

0

Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Yemen ayaa yeeshay wadahadaladoodii ugu horeeyay

Isaragan ayaa ah fool ka fool ah ay u wada xaajoonayaan dhinacyada ishaya.

Ujeedaduna waa sidii loo soo afjari lahaa colaada 13-ka bilood jirsatay ee dalkaasi Yemen

Ergyaga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Yemen ayaa kulankaasi ku tilmaamay billow dhiiragalin leh.

Balse waxa uu sheegay in ay wali taagan yihiin caqabado hareeyey wadahaladan oo dhowr jeer dib loo dhigay.

Dalka yemen waxaa isku haya isbahaysi uu Sacuudiga hogaaminayo iyo kooxda Xuutiyiinta

Waxaana la aaminsan yahay in dagaalkan ay ku dhinteen boqolaal qof.

Sidoo kale waxaa dagaaladda Yemen ku barakacay kumanaan qoys