DHAGEYSO:- Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo gaaray Magaalada Boosaaso

0

Wafuud kala duwan oo beesha caalamka ka socota sida Safiirka dawladda Talyaaniga ee Soomaaliya,  iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

halkaas waxaa kusoo dhaweeyey madexweynaha maamulka  Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu ka dhagax dhigi doono, wajiga labaad ee dhismaha iyo dhammaystirka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Boosaaso.

Dowladda Talyaaniga ayaa wadda mashruuca lagu dhisaayo wajigii labaad garoonka diyaarada magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Hoos ka Dhageyso Codka:-