WAR DEG DEG AH+DAAWO: Madaxweynaha Maamulka Galguduud Sare Xasan Gacaliye Oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada. (AKHRISO MAGACYADA).

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulka Galguduud Sare Xasan Maxamed Saciid (Gacaliye) uu ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada ee maamulkaasi.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in maanta Madaxweynaha maamulka Galguduud Sare Xasan Maxamed Saciid Gacaliye uu ku dhawaaqay Golihiisa wasiirada cusub ee maamulkaas.

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO

Hoos Ka Akhriso Magaccyada Wasiirada Maamulka Galguduud Sare.

GA GA1

WARIYE AYAANLE CABDULLAAHI JAAMAC
CAABUDWAAQ, SOMALIA