Xulka 11-jirada Qaranka Soomaaliya oo Suudan ka Guuleystay

0

Cayaartooyda Da’yarta Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa Galabta Afka Ciida u daray Cayaartooyda Xulka Suudan ee Da’doodu ka hooseyso 11 jirada.

Cayaar si aad ah loo jecleystay ayey soo bandhigeen da’yarta Xuka Qarankeena Soomaaliya,waxaana ay 1-0 uga Adkaadeen Xulka Qaranka Suudan,iyadoo Goolka uu da’yarta Soomaaliya u dhliyay Kabtanka Xulka.

Macalinka Xulka Qaranka ee 11 Malin Kuukaay ayaa sheegay in ay Cayaar aad u fiican ay soo bandhigeen,iyadoo beri ay la dheeli doonaan Xulka Itoobiya.

Ciyaartooyda