DHAGEYSO WAREYSI:- Baarlamaanka oo muddo ka dib Maanta kulmaya iyo Arrimo Xasaasi ah oo ay ka hadlayaan

0

Waxaa Maanta Xarunta golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ku shiraya Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maalmihii dambe aan kulmin.

Kulanka Baarlamaanka ayaa waxa uu ku saabsan yahay hadal jeedinta Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ee ku saabsan Howlaha iyo shuruucda Baarlamaanka.

Sidoo kale hadal jeedinta Gudoomiyaha ayaa waxa ay ku saabsan tahay soo afjarista howlaha hor yaalla Baarlamaanka Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-