Warbixin+Sawirro+Video:Dugsiga Hoose Dhexe MAAMA Ee Agoonta Magaalada Caabudwaaq.

0

Dugsiga Hoose Dhexe Ee MAAMA ayaa waxaa dhawaan laga furay Magaalada Caabudwaaq, dugsigan ayaa waxaa dhiganaya oo kaliya caruurta Agoonta ah.

Iskuulkan ayaa waxaa caruurta agoonta ah ee magaalada Caabudwaaq lagu barayaa aqoonta maadiga iyo mida diinta Islaamka.
Dugsiga MAAMA ayaa waxaa ka hoowgala maamul iyo macalimiin xirfad u leh xanaanayta iyo waxbarida Caruurta, gaar ahaan kuwa ah agoonta.

 

Daawo Sawirro

IMG-20160604-WA0019 IMG-20160604-WA0020 IMG-20160604-WA0021 IMG-20160604-WA0022 IMG-20160604-WA0023 IMG-20160604-WA0024 IMG-20160604-WA0025 IMG-20160604-WA0026 IMG-20160604-WA0027 IMG-20160604-WA0028 IMG-20160604-WA0029 IMG-20160604-WA0030 IMG-20160604-WA0031 IMG-20160604-WA0032 IMG-20160604-WA0033 IMG-20160604-WA0034 IMG-20160604-WA0035 IMG-20160604-WA0016 IMG-20160604-WA0017 IMG-20160604-WA0018

Daawo Warbixin

Haddaba ma doonaysaa inaad dhaqaale ugu yaboohdo Dugsiga Hoose Dhexe Maama ee magaalada Caabudwaaq?

Fadlan Qofkii doonaya inuu si toos ah ugu diro lacag Agoonta ha ugu hagaajiyo Magaca iyo koonto nambarka hoos ku qoran.

Xawaalaada Hodan Global

Magaca: Mama Orphan School

Account (Koonto) Number: FQS094

Abudwak- Somalia
Sidoo kale dhamaan dadka ku nool UK ee doonaya inay lacag yar oo joogta ah bixiyaan fadlan haku shubaan koontadan.

Name: IQRA Somali Health & Education Development

Barclays Bank

Soort Code: 20 41 41

Account: 10748471
CHARITY NO:1099057
Waxii Faah Faahin ah oo intaas dheer la xiriir Maamulka Guud Ee Dugsiga Hoose Dhexe Ee Maama.

Cabdi Deeq Shire Faarax
Tel: 00447960308411
Email:iqrasom@Gmail.com
Mamaorphan@Hotmail.com