AKHRISO:- Maamulka Puntland oo digniin u dirtay Soomaaliland

0

Waxaa shalay Magaalada Garoowe ka qabsoomay shirka Golaha Wasiirada ee maamulka Puntland, waxaana looga hadlay qodobo muhiim ah oo amniga uu ugu horeeyo.

Puntland ayaa fariin u dirtay Soomaaliland, waxaana ay sheegtay in aysan u dulqaadan doonin daandaansigeeda.

Hoos ka Akhriso War murtiyeed:-

War-Murtiyeed