AKHRISO+SAWIRO:- Wararkii ugu dambeeyay ee Weerarkii Caawa ka dhacay Suuq ku yaalla Dalka Jarmalka

0

Ugu yaraan 6 ruux ayaa dhimatay 10 kalana way dhaawacantay kadib markii nin dabley ah uu rasaas ku furay dad ka dukaameysanayay suuq kuyaala magaalada Munich.

Nin weerarka gaystay ayaa goobta ka baxsaday waxaana socda hawgal balaadhan oo booliska magaaladu ku baadi goobayaan ninkii weerarka gaystay.

Waxaa jira warar sheegaya in ugu yaraan 3 nin ay ahaayeen dadkii weerarka gaystay inkastoo aan warkaas la xaqiijinin.

Waxaa dhamaan istaagay gaadiidkkii dadweynaha,waxaana shacabka loogu baaqay inay guryahooda ku sugnaadaan oo aysan usoo bixin goobaha dadweynuhu ku kulmaan.Hoos ka daawo video iyo sawiro laga soo aaday weerarkan.

Hoos ka Daawo Sawiradii ugu dambeeyay ee laga soo qaado:-

munich1-Copy munich2-Copy munich3-Copy munich4-Copy munich5-Copy munich6-Copy munich7-Copy munich8-Copy munich9 munich10 munich11 munich12 munich13 munich14 munich15 munich16 munich17 munich-Copy