Baarlamaanka Dalka Turkiga oo ka farxiyay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ku barata dalka Turkiga

0

Barlamaanka Dawlada Turkiga ayaa Ansixiyay sharci u ogolaanaya inay shaqeeyan Ardayda waxku baratay wadanka Turkiga.

Waxayna Arintaan Fursad siin doontaan Ardayda kala duwan ee dalkaasi wax ka barta, Kuwaasi oo ay ku Jiraan Ardayda Soomaalida.

Dhinaca kale Wasaaradda waxbarashada ee Dawlada Turkiga (YOK) ayaa soo saartay liiska jamacadaha ay dhigan doonaan ardaydii dhiganaysay jamacadihii la xidhay. waakan magacyada jamacdaha aradydu u wareegi karaan.

  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎İpek University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪Ankara sosyal bilimler university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎Bursa Orhangazi University waxa ay u wareegi karaan jamacadda Bursa Teknik university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪Canik Başarı University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪Ondokuz Mayıs university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎Selahaddin Eyyubi University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪#Dicle university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪Melikşah University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪Erciyes university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎Mevlana University siiba kulyadda wax-barashada waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪Necmettin Erbakan university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda Mevlana University siiba kulyaddaha kale (marka laga reebo wax-barashada) waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪‎Selçuk university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎Şifa University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‎Ege university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎Turgut Özal University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪‎Yıldırım Beyazıt university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‎Zirve Özal University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪‎Gaziantep university.
  2. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎izmir University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪Dokuz eylül university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪Murat Hüdavendigar University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪İstanbul university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎Gediz University khaasatan ardayda kulyadda sharciga dhigta waxa ay u wareegi karaan jamacadda Dokuz eylül university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda Gediz University waxa ay u wareegi karaan jamacadda Dokuz eylül university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda Gediz University waxa ay u wareegi karaan jamacadda İzmir Katip Çelebi university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda Süleyman Şah University waxa ay u wareegi karaan jamacadda İstanbul Medeniyet university.
  1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda Fatih University weli lama soo saarin jamacadda ay dhigan doonaan laakin wasaaraddu waa ku jirtaa hawshooda.Gorgor agency.