DAAWO: Ex Xildhibaan Saalax Bad-baado “Islaam Maan Ahayn Intaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka, Gaal Ayaan Ahaa”.

0

Ex Xildhibaan Saalax Nuux Imaaciil (Saalax Badbaado) oo dhawaan isku qarxiyay ama isku miidaamiyay afafka hore ee xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in uu markiisii hore Gaal ahaa .

Odaygaan oo 5 sano ka hor ku biiray ururka Al Shabaab ayaa dad badan waxa ay la yaabeen hadaladiisa kul kul iyo sida uu isku badalay kaas oo sheegay in uu markii hore Diinta Islaamka heesan oo radi uu ahaa balse iminka uu qaatay Diinta Islaamka .

Isuku soo wada duuboo Ex Xildhibaan Saalax Nuux Imaaciil (Saalax Badbaado) oo ka soo jeeda deegaanada Somaliland ayaa waxa uu ka mid ahaa xildhibaanadii dowladii kMG eheed wuxuuna ninkaan ka mid noqday rag dhawaan isku qarxiyay magaalada Muqdisho kaas oo galaftay nolasha dda ka badan 13 ruux .

 

 

 

Hoos Ka Daawo