DAAWO SAWIRADA:- Ganacsato Soomaali ah oo hantidooda lagu gubey Dalka koofur Afrika iyo Madaxda Soomaalida oo ka aamusan weli

0

Dukaamo ganacsi oo ay la haayeen muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu gubay dalka South Africa, kuwa Kalena waa lagu boobay xilli la isku diyaarinayo doorashada dowladaha hoose ee dalka South Africa.

Xilli todobaad kaliya ay ka harsan tahay doorashooyinka dowladaha hoose ee dalka Koofur Afrika ayaa magaalooyinka iyo gobolada kala duwan ee dalkaan South Africa waxaa ka dhacaya dambiyo kala duwan oo lala xariirinayo arimaha doorashooyinka ee diyaar garowka loogu jira.

Falalka laamaha amniga laga diiwaan galiyay waxaa ay isugu jiraan dilal,dhac ,iyo waliba rabshado lagu boobayo goobaha ganacsiga ee dadka ajaanibta ah iyo kuwa South Africaanka ah.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

IMG_9657 IMG_9678 (1) IMG_9678 IMG_9685 IMG_9703 IMG_9707 IMG_9716 IMG_9737 IMG_9739 IMG_9741 IMG_9753 IMG_9758 IMG_9784