DAAWO SAWIRADA:-Sarkaal Booliska Mareykanka ka tirsan oo lagu dilay Magaalada San Diego

0

Sarkaal Booliska Mareykanka ka tirsanaa, ayaa waxaa 11-kii habeenimo ee xalay lagu dilay Magaalada San Diego ee Gobolka California, iyadoo mid kalana lagu dhaawacay.

Gaari ay la socdeen Saraakiishaan oo ku hakaday wadada, ka dib kala hagidda layrarka taraafikada ee gawaarida, ayaa waxaa lagu furay rasaas, taasoo sababtay dhimashada Sarkaalka iyo dhaawaca midka kale.

Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada San Diego, haweeneyda lagu magacaabo Shirley Zimmerman, ayaa waxay xaqiijisay in toogasho lagu dilay hal Sarkaal, halka mid kalana lagu dhaawacay.

Booliska San Diego, ayaa hal qof u soo qabtay toogashada ka dhacday Magaaladaasi, iyadoo mid kalana la soo sheegaayo in ay ku raadjooggaan.

Saraakiisha Booliska, ayaa waxay saakay hawlgal la xiriira toogashada ay ka sameeyeen goobtii uu falku ka dhacay.

Duqa Magaalada San Diego, Kevin Faulconer oo ka hadlay dhacdadan, ayaa sheegay weerarada ka dhanka ah Saraakiisha Booliska in uu yahay mid lagu soo qaaday dhammaanba dadka Mareykanka.

Toogashadaan waxay ku soo beegmaysaa, xilli toddobaadyadii hore ee bishaan ay toogashooyin ka kala dhaceen Magaalooyinka Dallas iyo Baton Rouge.

Waxaa loo maleynayaa in toogashadii ugu dambeysay ay la xiriirto carada ay madowga Mareykanka ka muujiyeen gacanta kulul, ee ay Boolisku ku wajahayaan madowga laga tirada badan yahay.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

San-Diego San-Diego1 San-Diego2 San-Diego3 San-Diego3 (1) San-Diego4 San-Diego5 San-Diego6 San-Diego7

San Diego police officers investigate the scene where an officer was fatally shot and another was injured at a traffic stop late on Thursday, in San Diego, California, U.S., July 29, 2016. REUTERS/Mike Blake

San Diego police officers investigate near the scene where an officer was fatally shot and another was injured at a traffic stop late on Thursday, in San Diego, California, U.S., July 29, 2016. REUTERS/Mike Blake