DAAWO:- Sawiro laga soo qaaday Shilkii gaari ee ka dhacay degmada Deyniile

0

Gudoomiyaha degmada Deyniile Axmed Nuur Siyaad ayaa galabta gaari uu watay waxa uu kula rogmaday xaafada Bangala ee degmada Deyniile gobolka Banaadir.

Shilka ka dhacay degmada Deyniile ,waxa ay maamulka degmada Deyniile xaqiijiyeen geerida labo askari oo gaariga la saarneyd gudoomiyaha Deyniile iyo sidoo kale  dhaawaca ku dhawaad 5 qof.

Shilka ka dhacay degmada Deyniile , waxaa dhaawac fudud uu kasoo gaaray gudoomiyaha degmada Deyniile Axmed Nuur Siyaad.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

12-6 30 60 65 80