DAAWO WAREYSI XASAASI AH:- Madaxweyne Gaas oo Wareysi Xasaasi ah bixiyay Arrimo badana ka hadlay

0

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, markii uu mudo dhan 20 maalmood socdaal shaqo ku joogay Gaalkacyo.
Madaxweyne Gaas ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Koonfurta magaalada Garoowe, wuxuuna qof qof u gacan qaaday dadweynihii soo dhaweeyey.

Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Wareysi gaar ah oo uu siiyey Warbaahinta dawladda Puntland, gaar ahaana Muuqaal Baahiyaha, wuxuu ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin safarkiisii Gaalkacyo, Colaadda Sanaag, Haylaan & Ciyaaraha xiisaha badan ee ka socda caasumada Soomaaliya.

HALKAAN KA DAAWO